LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Israa'iil oo ciidamo kutaba baraneysa gudaha magalada Qaza





Muqaalo laga soo duubay Israa'iil oo ciidamo kutaba baraneysa magalada Qaza 

Waxaane cidan kaan qaarkooda labarayaa sida 

 loo isticmaalo hubka culus iyada oo lagu taba barayo goobo aay dad rayida aay lahaayeen 

Ujeedaduna waxaay tahay sida lasheegay


 burburinta dhisma yaahsha aay leyhiin dadka shacabka ee magaalada qaza 

Muuqaalo laga soo duubay ayaa sacadihii ugu dambeyey lagu falanqeynayey baraha bulshada 

Dhinaca kalane sacadihii ugu dambeeyey weerarkii gaadma ahee ee xoogaga iska caabinta Falastiiniyiinta ee malin kahor aay kafuliyeen gudaha magaalada qaza iyaga oo xogaga dagaalka xogaan dhanka koofureed ee magalada qaza kula galay ciidamada Israa'iil 

Kadib dhismo tanaal ahaa ama dhulka hoostiisa ahaa oo qaraxyo lagu diyaarinayey oo markii horaba looqorsheeyey in aay markii horaba ciidamo soogalaan meel kabaxsan 

lkn istaraatiijiyaadan xoogagaan waligood waay isticmaali jireen waligeed 

Lkn tan iyo markii dagaalkii dib ubiloowday 

 Waa markii ugu horeysay  


Sidoo kale waxaa aay shegeen gawaari baaldosaro ah oo cidama Israa'iil aay lahaayeen aay ku gubeen gantaalka al yaasiin 105 waxaana soo garay ciidama Israa'iil qasaare xoogan ayagoo ciidamu noqday kuwa dhintay iyo kuwo dhawaca ah ayey noqdeen ciidamadii lagu helay dhinaca koofureed ee magalada qasa 


Waana macluumaadyada sida weeyn loo falanqeynaayo sacadihii lasoo dhaafay 

 Xogaga iska caabinta Falastiiniyiinta dhinaca kale si cad ayay uga soo horjeesteen aragtida iyo qorshaha maamulka Israa'iil oo kusaabsan oo kusaabsan heshiis lagaaro iyo dagaalka in lasoo gaba gabeeyo 



 

Post a Comment

0 Comments