LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Xirfadahaan waa kuwa ugu fursada badan gudaha wadanka



Xifadahaan soo socda  waa kuwa ugu fursada badan wadanka ama  dunida inteeda kale 
waxaase lagama maarmaan ah in aan taqaanida hal xirfada ama labo kamida 

isku day in aad  mid ama laba kabarato oo adiga laguu daba fadhiisto  xirfadaas

Xirfada 

1 Graphic design 

Xirfada Graphic design waxaay kamid tahay xirfadaha ugu muhiimsan ee hada loo bahanyahay iyadoo si balaaran looga isticmaalo warbaahinta  shirkadaha iyo ganacsiga 
Dadka barta xirfadaan waxaay helayaan  fursado wanaagsan oo kusaabsan shirkadaha gudaha iyo  kuwa caalamiga ah ee isticmaala naqshadaha Garaafka

2  Web Designing 

Xirfada Web Designing  waxaa aan kula talin lahaa dhalinyarada maanta  in aad kabarato qeybta fudud  ee aan lagaa rabin in aad qorto cod   ka baro qeybta  WordPress waxaad si weeyn ugu faa iideysan kartaa dadka doonaya in aay sameyaan degello si sahlan xirfadaan waxaay u sahleysaa qof kasta oo aan laheeyn aqoon  cod inuu abuuro  websiteyada  ganacsiga iyo kuwa shaqsiyadeed 
Somaliya ayada. Oo aay jirto dad badan oo ganacsi raadisa waxaa jira baahi weeyn  oo loo qabo naqshadeeynta webka gaar ahaan  fursadaha E- commerce 


3  photo and  video graphic 

Xirfada sawir qadista  iyo muuqal sameynta  waxay si weeyn ugu fa iideysan kartaa  ganacsiyada baraha bulshada  iyo dadka doonaya in aay sameyaan muqaalada sidoo kale waxaas qaban kartaa  in aad duubto xafladaha aroosyada  iyo iwm  waana xirfada muhiim ah oo qofkii barta uu noqonayo qof lagama maarmaan ah . Tani waxaay utahay fursad  weeyn kuwa jecel muqaalada iyo sawir qadista 


4  IT support 


Xirfada IT support waxaa aay kamid tahay xirfadaha muhiimka ah ee loo bahanyahay si loo tageero nidamyada tiknolojiyada ee casriga ah 
Somaliya ayada oo aay sii kordheyso isticmaalka teknolojida waxaa soo if baxaya bahida loo qabo xirfada IT ah oo tageero siin karo  dadaka isticmaalo kumbiyuutarada  servers ka iyo qalabka kale ee teknolajida 




Post a Comment

0 Comments